Jeneraal Bariise oo xilka laga qaaday iyo taliyihii hore ee booliiska Puntland oo lagu … 

Wareegto kasoo baxday Taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, General Cabdi Xasan Xijaar ayaa xilka looga qaaday taliyihii laanta ilaalinta Canshuuraha bariga Jeneraal Cabdulaahi Xasan Bariise. Jeneraal Bariise oo katirsan saraakiisha sar sare ee ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa xilka soo hayay mudo dhoor sano ah, lamana sheegin ilaa hada sababta rasmiga ah ee keentay in xilkan laga qaado. … Continue reading Jeneraal Bariise oo xilka laga qaaday iyo taliyihii hore ee booliiska Puntland oo lagu …